Warbixinta bulshada ee loogu talagalay qofka dalka Iswiidan ku cusub (Samhällsinformation för dig som är ny i Sverige)
Ku saabsan faayraska karoona ee cusubiyo cudurka covid-19
Qofka dalka ku cusub oo aan garanayn af-iswiidishka, oo uu baahan warbixin iyo caawinaad wuxuu aqrisan karaa warbixinta hoos ku qoran ama adeegsan karaa xiriiriyeyaasha.
Caawinaad ku saabsan af-iswiidishka (Hjälp med svenska språket)
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan oo ku qoran afka hooyo (Om det svenska samhället på ditt språk)
Försäkringskassan warbixin ku qoran afka hooyo (Försäkringskassan på ditt språk)
Arrimaha Försäkringskassan lagala xiriiri karo waxaa kamid ah; (Försäkringskassan arbetar med tjänster som;)
- lacagta waalidiinta [föräldrapenning], kaalmo-dhaqaaleedka kirada [bostadsbidrag], ilmo-korsasho [adoption], kaalmo-dhaqaaleedka uurleeyda [graviditetspenning], kaalmo-dhaqaaleedka carruurta [barnbidrag], masruufka uu bixiyo waalidka aan ilmahiisa la noolayn [underhållsbidrag], taageerada masruufka ee Khasnadda caymiska bulshada ay siiyo xilhaayeha xannaanadda/waalidka ee ilmahiisa la nool [underhållsstöd] iyo magdhowyada loogu talagalay ilmaha itaaldarran.
Xafiiska Shaqada, warbixin ku qoran afka hooyo (Arbetsförmedlingen på ditt språk)
https://www2.arbetsformedlingen.se/other-languages
- shaqo raadsasho, ganacsasho, warbixin ku saabsan khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha, tababaro, barnaamijka sal-dhigida [etableringsprogrammet], gunnada sal-dhigida [etableringsersättning], taageerada dhaqdhaqaaqa [aktivitetsstöd], boosaska tababarada
Migrationsverket, warbixin ku qoran afka hooyo (Migrationsverket på ditt språk)
https://www.migrationsverket.se/Other-languages.html
- Ruqsadda dal wax ku barashada, shaqo, la-noolaashada qof, dal ku qalka booqashada dalka Iswiidan iyo jinsiyada dalka Iswiidan
Skatteverket, warbixin ku qoran afka hooyo (Skatteverket på ditt språk)
https://www.skatteverket.se/servicelankar/otherlanguages.4.34a801ea1041d54f9e2800025.html
- Caddaymaha canshuuraha, daabacashada warqadaha caddaymaha canshuuraha, daabacashada warqadda dhalashada/warqadda diiwanka guud [personbevis], buugga diiwangelinta guud, diiwangelinta magaca, baaritaanka guurka kahor lagu dhaqaaqo, furitaan, codsashada kaarka aqoonsiga, arrimaha xiriirka la leh geerida
Pensionsmyndigheten
Pensionsmyndigheten; codsashada hawlgabnimada, kaalmo-dhaqaaleedka [bostadstillägg], kaalmo-dhaqaaleedka waayeellada [äldreförsörjningsstöd], dalbashada caddaynta hawlgabnimada [pensionärsintyg], foomamka; https://www.pensionsmyndigheten.se/om-pensionsmyndigheten/blanketter-och-broschyrer/blanketter
Wixii su`aallo dheeraad ah waxaa lagala xiriiri karaa:
AF-CARABI Samar Jabri
AF-SOOMAALI XXXXX
AF-BERSI XXXXXX
AF-DHARI XXXXXXXX